War qoraal ah oo la sheegay in uu jawaab ahaan u soo saaray wasiirka maaliyada ee Xilgaarsiinta ayaa si cad loogu diiday in loo dhaga nuglaado u yeeritaankii Xafiiska xeer lilaalinta waxaana intaa lagu daray in uu qaldan yahay habraaca loo marey u yeeritaanka Wasiirka waxayna u qorayd warqadu sidaan.