Home Afsomali Hanti-dhowraha Qaranka oo wehliyo Ergeyga gaarka ah ee arrimaha abaaraha oo kulan...

Hanti-dhowraha Qaranka oo wehliyo Ergeyga gaarka ah ee arrimaha abaaraha oo kulan la yeeshay iskuduwaha mashaariiicda Bangiga Adduunka

Hanti-dhowraha Guud ee Qaranka Mudane Maxamed Maxamuud Cali iyo Ergeyga Gaarka ah ee Arrimaha Abaaraha Mudane Cabdiraxman Cabdishakur Warsame ayaa maanta kulan la yeeshay Isu-duweyaasha Mashaariicda muhiimka ah ee Bangiga Adduunku uu maalgaliyo.

Kulanka oo diiradda lagu saarayay arrimaha gurmadka abaaraha iyo xoojintooda ayaa waxaa warbixinno qotodheer looga dhagaystay Isu-duweyaasha qaar ka mid ah mashaariicda muhiimka ah ee qaybta ka noqon doona dadaallada looga jawaabayo abaaraha ku dhuftay qaybo ka mid ah dalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.