Home Afsomali Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Macaabis sameeyay

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Macaabis sameeyay

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Macaabis sameeyay

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xamse Cabdii Barre ayaa Maanta magacaabay qaar ka mid ah agaasimayaasha Xafiiskiisa  iyo taliyeyaal cusub.

Qoraal kasoo baxay Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxaa kuu Magacaabay Agaasimayaasha Xafiiskiisa, kuwaas oo kala ah.

1: Xoghayaha joogtada ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaha Maxamed Abuukar Subeyr.

2: Afhayeenka ahna Agaasimaha Warfaafinta & xiriirka Bulshada Farxaan Maxamed Jimcaale oo horay uga tirsanaa Bbc-da.

3: Agaasimaha hab maamuuska Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Cabdullaahi Shariif Cabdi.

4: Agaasimaha Maamulka iyo Maaliyadda Haashim Maxamed Cali.

5: la-taliyaha Arrimaha dib u heshiisiinta Cali Cabdi Awaare.

6: la-taliyaha Sare ee Arrimaha Siyaasadda Dr Axmed Nuur Maxamed Cabdi.

7: la taliyaha Sare ee xiriirka Caalamiga ah Hodan Cusmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.