Home Afsomali Wafdi uu hoggaaminaayo Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Eritrea

Wafdi uu hoggaaminaayo Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Eritrea

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa  gaaray dalka Eriteriya, waxaana madaxweynuhu booqasho u kuurgalid ugu tagi doonaa 5000 kun oo ciidanka qaranka ah kuwaas tababar ku qaatay Dalkaas.

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Isaias Afwerki ayaa yeellan doona wada-hadallo dhinacyo badan taabanaya, iyaga oo si gaar ah u lafo-guri doona xiriirka iyo iskaashiga labada dal.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa intii uu xafiiska yimid bilaabay safarro dalka dibaddiisa ah kuwaasi oo looga dan leeyahay xoojinta iskaashiga ay Soomaaliya la leedahay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.