Home Afsomali Garoon diyaaradeed oo laga dhagax dhigay degmada Maxaas

Garoon diyaaradeed oo laga dhagax dhigay degmada Maxaas

Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen iyo Madaxweyne Ku Xigeenka Dowladda Mudane Yuusuf Axmed Hagar ayaa maanta Degmada Maxaas ka dhagax dhigay Elaboor diyaaradeed oo halkaas laga hirgalin doono.

Madaxweynaha ayaa sheegay in dhismaha Elaboorkaan uu muhiim u yahay bulshada Magaalada waxa uuna ugu baaqay dhamaan shacabka degmada inay u istaagaan dhismaha Elaboorkaan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.