Home Afsomali Muuqaal kale oo ah Sooshiyaal meediye kawaanka dadka dulman

Muuqaal kale oo ah Sooshiyaal meediye kawaanka dadka dulman

https://youtu.be/63uerwNUksY

Sooshiyaal meediye kawaanka dadka dulman

Iyada oo xiliyaadaan danbe ay soo iifbaxeyayaan kooxo siyaabo kala duwan uga  faaiideysta aaladaha sooshiyaal meediyadaha ayaa qaarkood ka weecday wadadii saxda aheyd waxayna taa bedelkeeda diirada saareen in ay ceebeeyaan dadka lagu xadgudbo si kastaba ha haatee kuwa laga duubo muuqaalada qaldan ama dadka ay xurguftu ka dhaxayso sida isku dhacyada bulshada dhaxdeeda ah .

Fadlan muuqaalkaan noo shere garey si fariintaan ay meel dheer u gaarto naguma soo biir si aad u heshid waxbixinada aan soo bandhigno

Waxaa jira shaqsiyaad ku been abuurto dad ay dano gaara ka leeyihiin si ay dhaqaaalo uga sameeya .

 

Waxaana garab ku siiyo shacabka soomaaliyeed oo meelo fogfog  gaarsiiya ficilada qaldan ee ay buunbuuniyaan wax magaratada seefaha ugu lisanaya sooshiyaal meediya dhaxdiisa dulucda ujeedka iyo danta aan ka leeyahay maqaalkaan ayaa ah in ummadda soomalaiyeed ay si wada jir ah uga dhiidhiyaan  shaqsiyaadkaas aan kor ku soo xusnay una reporgreeyaan accoonada ay ku leeyihiin waana wadad kaliye ee looga hortagi makaro laguna burburin karo xeendaabka kawaanka lagu xaraasho dhiiga dulmanayaasha Somaliyeed .

Side aad u aragto warbixintaan fikirkaagu waa muhiim aragtidaada hoos noogu reeb qeybta commentiga  hadaad nagu cusub tahay follow iyo like soo saar noona shere garey si muuqaalkaan uu meelo fogfog u gaaro mahadsanidiin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.