https://youtu.be/xRN7Z3kBfpU
Sheikh adan Madoobe oo Xukuumada faray Xukuumada in ay magaalada guud ahaan dadka ku dhaqan ay guri guri u baarto si loo ogaado loona garto shaqsi kasta wuxuu yahay .
Gugoomiyaha Golaha ShacabkaSheihkh Adan Maxamed Nuur Madoobe oo ka mid ahaa masuuliyiintii goobta ka hadashay ayaa soo hadal qaaday dagaalkii xasuuqii iyo burburintii ka dhacday hotel Hayat ee Magaaladaq Muqdisho wuxuuna xusay in xakuumadihii hore ay booto iyo faan bulshada kula dhaqmi jireen tiiyoo amnigooda waxba laga qabeynin hase yeeshee wuxuu wacad ku marey in lala xisaabtami doono cidii fududeysay mashaqada ka dhacday hotel hayat .
Dhanka kale Sheihkh Adan Maxamed Nuur Sheikh adan Madoobe ayaa Xukuumada uga fadhiyo in ay magaalada guud ahaann dadka ku dhaqan ay guri guri u baarto si loo ogaado loonna garto
Xildhibaan CCW ayaa ka hadlay cunto yarida dunida ku soo fool leh wadamada xirty dhoofinta Cuntada siiba qamadigaburka iyo bariiska Calafka Xoolha iyo halista amniga caalamka gaar ahana Somaliya siiba magaalada Muqdisho isaga oo xusay isbedelka Cimilada
Raiisal wasaare Xamse oo daahfurey Kuln wada reydka Golaha wasiirada wuxuuna xusay in Shirkaanu uu ku soo aaday xili dadkeenu la daalaa dhacayaa abaaro iyo colaado isbiirsaday