Home Afsomali Saraakiil katirsan Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliyeed ayaa gaaray Degmada Baxdo ee gobolka...

Saraakiil katirsan Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliyeed ayaa gaaray Degmada Baxdo ee gobolka galgaduud ee Galmudug

Saraakiil katirsan Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliyeed ayaa gaaray Degmada Baxdo ee gobolka galgaduud ee Galmudug si ay dadka deegaanka ugu dhiirigeliyay dagaalka ay kula jiraan Maleeshiyaadka argagixisada Alshabaab,
Dadka ku dhaqan Degmada Baxdo ayaa lagu xasuustaa sidii ay isku duubnida u muujiyeen ugana hortageen weerarkii iyo daandaansigii maleeshiyaadka ka tirsanaa kooxda al shabaab ay ku soo qaadeen degmada iyo bulshada ku dhaqan’ ayagoo weerarkaa dadka degmada baxdo jab iyo argagax ku rideen meleeshiyaadkii soo weeraray,
57
2 Shares
Like

Comment
Share

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.