Cumar Finish oo hadal ka jeediyay xaflada lagu maamuusayay waxqabadkiisa inta uu xilka hayay ayuu ku sheegay in uu ogyahay in dhawwaan xilka laga qaadayo isaga iyo kuxigeenadiisa,balse waxa uu tilmaamay in uusan aqoon cidda lagu bedeli doono.
”Masuuliyada waa mee.rto hadda waan joognaa beri cid kale ayaa imaaneysa, ma naqaan cidda na bedeli doonto, laakin waxaan ognahay in nala bedeli doono , fursada aan heesano waa inta aan joogno ” ayuu yiri Cumar Fimish