Home Afsomali Madaxweyne Xasan Sheekh oo Khadka Telefoonka kula hadlay dhigiisa dalka Masar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Khadka Telefoonka kula hadlay dhigiisa dalka Masar

Madaxweynaha Dowladda Federalka Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu Khadka Telefoonka kula hadlay dhigiisa dalka Masar, C/Fataax El-Sisi.

Afhayeenka Madaxtooyada dalkaasi, Danjire Basaam Raadi  ayaa xaqiijiyey inuu Madaxweyne Elsisi uu Telefoon ka helay dhigiisa dalka Somalia.

Lama Faahfaahin Qoddobadii ay Labada Madaxweyne kaga wada hadleen Khadka Telefoonka.

Madaxtooyada Soomaaliya ayaa weli dhankeeda ka hadlin waxyaabaha uu Madaxweyne Xasan Sheekh kala hadlay dhiggiisa dalka Masar.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.