Home Afsomali Full VIDEO Saaxiibada aan jecel nahayow waa mar kale iyo barnaamijkeena sii...

Full VIDEO Saaxiibada aan jecel nahayow waa mar kale iyo barnaamijkeena sii daa waxaa maanka ku heyso waana barnaamij aan kaga hadleyno arimha caadooyinka iyo dhaqanka dadyowga kala duwan ee dunida Barnaamijkeenaan ayaa ku soo qaadaneynaa Mucjisadii Awooda alle siiyey nin Muuqalkisa iyo iyo culeyska uu ilkihiisa ku qaadayo aanan is laehyn Aan ku bilownee Ninkaa ayaa leh cudud iyo ilko aan awoodooda la qiyasi kari Waa nin kunki sano ee la soo dhaafay aanan la arkin ruux awoodiisa oo kale leh waad ku mahadsan daawashadiina sharafta leh ee noo shere gareya si fariintaan ay Saaxiibo badan u gaarto naguma soo biir si aad u heshid waxbixinada aan soo bandhigno. 28 jir taanzaniyaan ah sida cagafta gaadiidka iyo mootooyinka gacmaha ku celinaya noocyadooda Ilkaha ku qadaya baaldiyo dhagxaan ka buuxaan Laba gaari dhaxdood waa Nin mar kasta faraxsan waana aabe dhalay ilaa 8 caruur ah Fadlan rukumo oo iska diiwaangeli begkeena si aad warbixino dheeraad ah u hesho! Waa nin ka awood badan dadka caadiga ah waana mid ka mid ah mucjisooyinka dunida Shaqadiisa ayaa ah dhismaha iyo farsamooyinka gaadiidka sida cilad bixinta iyo rakibida Ninkaan ayaa lagu tijaabiyey gacantiisa oo laba dhagax dhaxdooda la dhigay laguna burburiyey dubbe kuunyo ama burus Sidoo kale ilkihiisa ayuu gaari ku jiiday waxaana la arkayey isago oo qaadaya gaadiid iyo moootooyin culeyskoodu aad u sareeyo Muuqaalo lagu baahiyey baraha burlshada ayaa lagu arkayey isaga oo gacantiisa midig uu saran yahay nin aan culeys ahaa isaga ka yaryn Qaar ka mid ah dadka ku dahqan dalkaasi tansaaniya gaar ahaa magaalada daarasalaam ayaa mararka qaar u soo daawasho taga waxayna la yaabeen awooda ilaahey qaaska u siiyey Side aad u aragto warbixintaan fikirkaagu waa muhiim aragtidaada hoos noogu reeb qeybta commentiga hadaad nagu cusub tahay follow iyo like soo saar noona shere garey si muuqaalkaan uu Saaxiibo badan u gaaro mahadsanidiin

Saaxiibada aan jecel nahayow waa mar kale iyo barnaamijkeena sii daa waxaa maanka ku heyso waana barnaamij aan kaga hadleyno arimha caadooyinka iyo dhaqanka dadyowga kala duwan ee dunida

Barnaamijkeenaan ayaa ku soo qaadaneynaa

Mucjisadii Awooda alle siiyey nin  Muuqalkisa iyo iyo culeyska uu ilkihiisa ku qaadayo aanan is laehyn

Aan ku bilownee    Ninkaa ayaa leh cudud iyo ilko aan awoodooda la qiyasi kari

Waa nin kunki sano ee la soo dhaafay   aanan la arkin ruux awoodiisa oo kale leh

28 jir taanzaniyaan ah sida cagafta gaadiidka iyo mootooyinka gacmaha ku celinaya noocyadooda Ilkaha ku qadaya baaldiyo dhagxaan ka buuxaan Laba gaari dhaxdood

waa Nin mar kasta faraxsan waana aabe dhalay ilaa 8 caruur ah

Waa nin ka awood badan dadka caadiga ah waana mid ka mid ah mucjisooyinka dunida

Shaqadiisa ayaa ah dhismaha iyo farsamooyinka gaadiidka sida cilad bixinta iyo rakibida

Ninkaan ayaa lagu tijaabiyey gacantiisa oo laba dhagax dhaxdooda la dhigay laguna burburiyey dubbe kuunyo ama burus

Sidoo kale ilkihiisa ayuu gaari ku jiiday waxaana la arkayey isago oo qaadaya gaadiid iyo moootooyin culeyskoodu aad u sareeyo

Muuqaalo lagu baahiyey baraha burlshada ayaa lagu arkayey isaga oo gacantiisa midig uu saran yahay nin aan culeys ahaa isaga ka yaryn

Qaar ka mid ah dadka ku dahqan dalkaasi tansaaniya gaar ahaa magaalada daarasalaam ayaa mararka qaar u soo daawasho taga waxayna la yaabeen awooda ilaahey qaaska u siiyey

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.