Home Afsomali Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaatay taladii Garyaqaan Daahir Shuuriye

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaatay taladii Garyaqaan Daahir Shuuriye

May 12, 2021, waxaan qoray maqaal ku saabsan Dhismaha Guddiga Madax bannaan ee La-dagaallanka Musuqmaasuqa, Aniga oo tilmaamay in sida lagu dhisay Guddiga ay baal marsan tahay Dastuurka KMG ah iyo Sharciga Dhismaha Guddiga La-dagaallanka Musuqmaasuqa.
Waxaan tala ahaan u soo jeediyay in Guddiga la kala diro, si loo helo guddi dhidibbo sharci ku taagan.

Waxaa Farxad ii ah in maanta  oo ay  tahay October 9, 2022  uu Madaxweynaha JFS kala diray Guddigaas.

Waxaan rejeynaya in dib loo saxo wixii khaldamay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.