Home Afsomali Wararkii ugu dambeeyay wada-hadallada u socda Itoobiya & TPLF

Wararkii ugu dambeeyay wada-hadallada u socda Itoobiya & TPLF

Afhayeenka madaxtooyada Koofur Africa ayaa sheegey in wareegii ugu horreeyey wadahadallada nabadda ee colaadda Tigraay ee dalka Ethiopia ay bilowdeen.

Faah faahin aad u yar ayaa ilaa iyo hada laga hayaa wadahadaladan, ma jiro wax galangal ah oo ay warbaahintu ku leedahay goobta uu shirkani ka dhacayo oo ah goob aan la garaneyn oo ku taala Koofur Africa.

Dhinaca kale, iyada oo wada-hadallada ay socdaan ayaa waxaa hadana jira dagaalo u dhaxeeya Ciidamada Itoobiya iyo xoogagga TPLF, kuwaas oo ka socda meelo kamid ah Waqooyoliga Itoobiya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.