Home Afsomali Booliska Hir-Shabeelle oo gacanta ku dhigay Nin ku eedeysan dilka Gabar 17...

Booliska Hir-Shabeelle oo gacanta ku dhigay Nin ku eedeysan dilka Gabar 17 jir ah

Kadib howlgal ay sameeyeen Ciidamada Taliska Booliska Hirshabeelle gaar ahaan saldhiga degmada Jowhar ayay ku guuleysteen inay gacanta ku dhigaan eedeysane Daahir Cali kaasoo ku eedeysan dilka gabar 17 jir ah oo lagu magacaabi jiray Caasho Cabdullaahi.

Taliye ku xigeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyees Gen  Sakiya Xuseen ayaa sheegtay in Eedeysanaha lagu wareejiyay maxkamada, isla markaana la marsiinayo nidaamka cadaalada.

 

” Bulsho iyo boliis oo iskaashada waxeey ka hortagi karaan balo walba baladkeena ka dhaco ayay kutir” Qoraal ay soo saartay taliye Sakiya.

 

Meelo badan oo kamid ah dalka waxaa ka dhaca dilal ay geystaan Ciidamada dowladda iyo dad ksle, balse badanaa aan cadaaladda la marsiin dadka dilalka geysta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.