Home Afsomali Maareeye ku xigeenka garoonka diyaaradaha Jowhar iyo askari qarax miino lagu dilay

Maareeye ku xigeenka garoonka diyaaradaha Jowhar iyo askari qarax miino lagu dilay

Masuul ku naf waayey qarax ka dhacay duleedka Magaalada Jowhar

Laba qof ayaa ku dhimatay laba kalena way ku dhaawacmeen qarax ka dhacay duleedka magaalada Jowhar ee gobolka Sh dhexe

Dadka dhintay ayaa kala ahaa Mahad Muxiidiin Calasow oo ahaa Maareeye ku xigeenka garoonka diyaaradaha Jowhar iyo askari ka tirsan cidamada amniga.

Maareeyaha garoonka diyaaradaha ee Jowhar Mukhtara Abuukar Macalin ayaa xaqiijyey geerida ku xigeenkiisa wuxuuna xusay iney socdaan howlgalo lagu baadi goobayo kooxihii ka dambeeyey

Qaraxan oo loo adeegsaday miino wadada lagu aasay ayaa waxaa mas’uuliyaddiisa sheegtay kooxda Al-Shabaab.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.