Home Afsomali Muuqaal dhameystiran Waqooyiga America iyo Xasan Sheikh isu soo bax lagu taageeray...

Muuqaal dhameystiran Waqooyiga America iyo Xasan Sheikh isu soo bax lagu taageeray uga qeybgalay

https://youtu.be/uYBPEcYjvV8

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya  Xasan Sheekh Maxamuud oo kala qayb galay bulshada soomaaliyeed ee ku nool Waqooyiga Ameerika isku soobax ballaaran oo lagu taageerayay halganka dib u xoreynta dalka iyo ciribtirka Khawaarijta Al-shabaab ayaa tilmaamay in awood ahaan iyo dhaqaale ahaanba loo jabiyay Khawaarijta isla markaana uu gabagabo yahay qorshaha looga taqalusayo fikirkooda quracan ee ka dhanka ah diinteena suuban.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.