Home Afsomali Guddoomiye Madaale Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Safiirka Jabuuti U Fadhiya Soomaaliya

Guddoomiye Madaale Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Safiirka Jabuuti U Fadhiya Soomaaliya

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyada aan Wallaalaha nahay ee Jabuuti  u fadhiya Soomaaliya Mudane Maxamed Ibraahim Yuusuf.

Kulanka laabda masuul ayaa waxaa looga hadlay sidii Dowladda Jabuuti ay kaalin uga qaadan laheyd mashaariicda lagu horumarinayo bilicda Caasimadda.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Sheikh Yuusuf Madaale ayaa ugu mahadceliyay Dowllada Jamhuuriyada Jabuuti iyo Shacab keeda sida hagar la’aanta ah oo ay uga qeyb qaateen dhismaha dowladnimada Soomaaliya iyo dib udhiska dalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.