Caaisho C/qani aweys 8 jir ah laga keenay dalka dibadiisa waxay ka soo ambatay dagmada deyniile deegaanka gubta barwaaqo agaggarka Cumar carabey ama ceel wardheere cidii aragta waxaa si naxariis leh looga codsanayaa in ay ku soo hagaajiyaan nambarada hoos ku qoran mahadsanidiin 0619870137 ama 0618939660 AMA 0618540693.