Home Afsomali Dowlada Ethiopia oo safiir iyo ergay somaliya ugu magacaawaday isla nin...

Dowlada Ethiopia oo safiir iyo ergay somaliya ugu magacaawaday isla nin soomaali ah

Dalka ayaa safiir cusub u magacaawday somaliya waxaana sidoo kale uubqaabalsanaan doonaa in uu ahaado ergaybqaas ah oo ka socda isla makaa ethiopa .
Safiirka iyo ergaga cusub ayaa ah arin dad badani ay la yaabeen ka dib markii loo sheegay in uu yahay muwadin somalia ah oo lagu magacaabo jamaaludiin mustaf cumar oo ka soo jeedo ismaamulka somalida ee kilinsha 5aad .
Jamaaladoon ayaa noqonaya somali .dal somaliyeed  danjira uga noqda dowlad kale.

Jamaaludiin Mustafa Cumar, ayaa sidoo kale Dowladda Itoobiya waxa uu u yahay Wakiilka gaarka ah ee Dowladda Itoobiya u qaabilsan arrrimaha Soomaaliya, wuxuuna shaqadan kala wareagayaa C/Casiis Axmed Aadan.

Mulatu Teshome Madaxweynaha Dalka Itoobiya ,ayaa warqad ka soo baxday Xafiiskiisa loogu magacaabay Danjiraha cusub ee Itoobiya u qaabilsan arrimaha Soomaaliya sida ay baahisay Wakaaladda Wararka Itoobiya ee ENA.

Safaaradda Itoobiya ee Muqdisho waxaa ay ka mid tahay 83 Safaaradood oo Itoobiya ay ku leedahay daafaha Caalamka.

https://youtu.be/Z7mcG4NESDM

https://youtu.be/m5Lma7tiNc8

Dhanka youtube ka https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view=0

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.