Home Afsomali VIDEO Shaqaalaha ka xoogsada dhagxaanta kaawooyinka oo ku horbanaanbaxay Afaafka hore ee...

VIDEO Shaqaalaha ka xoogsada dhagxaanta kaawooyinka oo ku horbanaanbaxay Afaafka hore ee Villa Somaliya

https://youtu.be/2FPZbDqcgOshttps://youtu.be/2FPZbDqcgOs

Xoogsatada dhagxaanta ayaa ku hor  bannaabaxayay iyaga oo watay qalabkooda shaqada, rag iyo dumarka lahaa ayaa sheegay inay shaqooyinkooda ka hor istaageen ciidamo hubeysan oo baad ka qaadanaya, ayna dacwo u yihiin madaxweynaha Soomaaliya.

Xoogsatada ayaa Buuxdhaafiyey iridka laga galo madaxtooyada, waxaana halkaasi ay diideen inay ka tagaan inta ay arrintooda gaarsiinayaan madaxweynaha.

Dhibaatooyinka qotada dheer ee Muqdisho ka jira ayaa keentay in cabashada ay sare u kacdo iyadoo aanu jirin mas’uul ka sokeeya madaxweynaha oo wax ka qaban

kara dhibaatooyinka jira.

Dhanka youtube ka https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view=0

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.