Home Afsomali Qoorqoor Iyo Wasiirka Gaashaandhigga Oo Kormeeray Fariisamaha Ciidanka Ee Xarardheere

Qoorqoor Iyo Wasiirka Gaashaandhigga Oo Kormeeray Fariisamaha Ciidanka Ee Xarardheere

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye oo uu wehliyo wasiirka Gaashaandhiga XFS  iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan  Galmudug, ayaa kormeer kusoo maray magaalada Xarardheere ee Gobolka Mudug, asagoona u kuurgalay xaalada nololeed ee bulshada reer Xarardheere ee dib ugu soo laabtay magaalada

Madaxweynaha ayaa sidoo kale kormeer ku tagay xarumaha dowladda ee bixiya adeegga bulshada sida xarunta degmada, Isbitaalka magaalada iyo saldhiga Booliska degmada Xarardheere.

Xarardhere ayaa ka mid ah magaalooyinka dhawaan soo galay gacanta dowladda,waxaana haatan si buuxda gacanta ugu haya Ciidanka Dowladda iyo kuwa dadkadegaanka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.