Home Afsomali Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya oo soo gaaray Magaalada Muqdisho

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya oo soo gaaray Magaalada Muqdisho

Waxaa goordhaweyd Garoonka diyaaardaha ee magaalada Muqdisho soo gaaray Ra’isulwasaaraha Itoobiya Abiy Axmed Cali, iyadoo munaasabad kooban oo lagu qabtay gudaha garoonka diyaaradaha.

Ra’iisul wasaaraja Itoobiya Abiy Ahmed ayaa Muqdisho u yimid sidii uu uga qayb gali lahaa shirka la filayo inuu Muqdisho ka furmo,kaasi oo ay ka qayb galayaan Madaxda Dalalka,Soomaliya, Itoobiya, Jabuuti iyo Kenya.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qabilay Rw Abiy kadib Munaasabad kooban oo dhacday gudaha garoonka diyaaradaha Muqdisho, waxaana qayb ka aaha masuuliyiin kale oo ka tirsan Dowaldda Soomaaliya.

Abiy Ahmed  iyo madaxweynayaasha Kenya iyo Jabuuti ayaa Muqdisho kaga qeyb gali doona shir looga hadlayo amniga dalalka geeska Afrikaiyo dagaalka AL-Shaabab.

By Husein osman makaran

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.