Home Afsomali Maxay ka Wada hadleen Gudoomiyaha Golaha Shacabka & Madaxa Xafiiska Siyaasada ee...

Maxay ka Wada hadleen Gudoomiyaha Golaha Shacabka & Madaxa Xafiiska Siyaasada ee Qaramada Midoobay?

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay madaxa Xafiiska Siyaasadda (UNSOM) Mudane Fexton Matupa.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo Madaxa Xafiiska Siyaasadda ee Qaramada midoobay ee (UNSOM) ayaa waxay ka wada hadleen arimaha dib u heshiisinta Koonfur Galbeed, waxayna Guddoomiyaha ugu hambalyeeyeen sida hufnaanta leh uu ugu guulaystay wajiga 1aad ee shirka Baydhabo ka socda .

Sidoo kale  Qaramada Midoobay ayaa muujisay iney garab taagan yihiin isla-markaana ay taageerayaan sidii shirka uu guul ugu soo dhammaan lahaa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.