Home Afsomali Dagaalka Magaalada Laascaano oo galay Maalinkiisii 23aad oo xiriir ah

Dagaalka Magaalada Laascaano oo galay Maalinkiisii 23aad oo xiriir ah

Dagaalka Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool ayaa galay maalinkiisi 23aad oo xiiriir ah, waxaana saaka mar kale dib u qarxay dagaal xooggan.

Dad Goobjoogayaal ah ayaa soo sheegaya in ay kun waaberiisteen daryanka madaafiicda laabda dhinac ay isku adeegsanayaan,waxaana la sheegay in Ciidanka Millateriga Somaliland ay jiho Cusub kasoo wareerareen Xoogagga SSC.

Salaaddiinta ku sugan Laascaano ayaa dhankooda warbaahinta u sheegay in weerar kaga yimid Millateriga Somaliland.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.