Home Afsomali Duqa degmada laascaanood oo Eedeeyn u Jeediyay Somaliland

Duqa degmada laascaanood oo Eedeeyn u Jeediyay Somaliland

Duqa Magaalada laascood ee xarunt gobolka Sool Cabdiraxiin Cali Ismaaciil  ayaa shir jaraa’id  Waxaa uu uga warramay khsaraaha ka dhashay dadaalkii iyo duqaymihii ka dhacaylaascaanood.

Duqa laascaanood  ayaa sheegay in dad shacab ah oo gaaraya 210 Ruux ay ku  geeriyoodeen colaada Laascaanood, sidoo kale dad gaaraya  680 kalena ay  ku dhaawacmeen Waxaana ku barakacay  200,000 laba boqol kun oo qoysas guryona waa ay ku bur bureen  ayuu yiri duqa degmada laascaanood.

 

Sidoo kale’  duqa degmada laascaanood ayaa Tilmaamay  xafiisyada Maamulka , iyo isbitaalka wayn ee Laascaanood oo qaybo ka mid ah burbureen, waxana uu  ku eedeeyay ciidamadda  in ay bililiqaysteen guryihii laga qaxay ee magaalada waxana uu beeniyay wararka sheegaya in ciidamo ka  tirsan punland iyo dawlada federaalka ay ka qayb qaateen dagaalka laascaanood.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.