Home Afsomali Aqalka Sare oo ansixiyay Xubnaha Guddiga madaxa bannaan ee dib u eegista...

Aqalka Sare oo ansixiyay Xubnaha Guddiga madaxa bannaan ee dib u eegista Datuurka

Golaha Aqalka Sare ee Baarlamanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyay Xubnaha Guddiga madaxa bannaan ee dib u eegista Datuurka oo ka kooban 5 xubnood oo kala ah:

  1. Maxamed Xasan Idiris.
  2. Farxiya Muumin Cali.
  3. Burhaan Aadan Cumar.
  4. Axmed Maxamuud Jaamac.
  5. Maxamed Cabdalla Saalax.

Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa 11-kii Bishaan ansixiyay Xubnaha Guddiga madaxa bannaan ee dib u eegista Datuurka oo uu horgeeyay Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Xukuumadda Soomaaliya Xasan Macalin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.