Waxaan maanta tababar dalka Uganda ugu soo xirey urur gaar ah (special force ) oo soo dhameestey tababar heerkiisa aad u sareeyo.
Ururkaan sida gaarka u tababaran wuxuu dhiig cusub ku biirin doonaan CXDS oo bilihii ugu dambeeyey Khawaarijta cashar lama ilaawaan ah u dhigey.
Waxaan halkaan uga mahad celinaayaa Dowlada Uganda, Shacabkeeda iyo hogaankeeda taageerada hagar la’aaneed ee la daba taagan yihiin Shacabka iyo Dowlada Soomaaliyeed.
Sidoo kale waxaan u mahad celinaayaa Boqortooyada Isutaga Imaaraadka Carabta (UAE) oo kaalin taariikhda geli doonta ka geysaneyso dib u dhiska CXDS tayo ahaan iyo tiro ahaan intaba.
Geeshkayagoow Guuleeysta.





+7
All reactions:
1K