Dalka Jabuuti ayaa walaac xooggan ka muujinaya markab nooca qaada shidaalka oo ku xayiran xeebta magaalada Xudayda ee dalka Yaman.
Dalalka gobolka Geeska Afrika iyo guud ahaan mandiqadda ayaa ka cabsi qaba in shidaalkaasi ku daato biiāada, masiibana ay ka dhalato.