Home Afsomali Xiisad Weli ka Taagan degaano ka Tirsan Puntland

Xiisad Weli ka Taagan degaano ka Tirsan Puntland

Wararka ka imaanaya gobolka Nugaal ayaa sheegaya in Xiisad dagaal ay ka taagan tahay Wadada laamiga ah ee u dhexeeya Garoowe iyo Sinujiif.

Ciidamo ka tirsan dowladda oo ka yimid Gobolka Bari ayaa gaaray degaanka 22-aad, oo ay ku sugan yihiinCiidamo Taabacsaan Siyaasiyiinta Mucaaradka Puntland .

Xiisadda dagaal ee ka Taagan Magaalada Garowe ayaa salka ku haysa qabashada doorashada saddexda degmo ee kala ah ‘ Garoowe, Dangoroyo iyo Godobjiraan.

Maamulka Puntland  ayaa la filyaa in ay kordhiyaan  tirada Ciidanka Garowe uga si ay u xqiijiyaan Amniga Magaalaas oo la doonayo in lgu qabto doorashd Golayaasha degaanaka ee qof iyo cod.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.