Home Afsomali Kulankii Golaha Shacabka oo maanta u baaqday Kooram la’aan

Kulankii Golaha Shacabka oo maanta u baaqday Kooram la’aan

Kulankii Golaha Shacabka JFS ayaa u baaqday Kooram la’aan, waxaana soo xaadiray 103 Mudane oo ka tirsan Golaha shacabka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya

Gudoomiye ku xigeenka 2aad Ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Abshiroow ayaa sheegay in la yeeri doono magacyada Xildhibaanada soo xaadiray kuwa aan soo xaadirina lagana qaadi doono Tilaabo la xiriirta  Xuquuqdooda Isalamarkaana Xildhibaanada aysan  ku xuquuq ahayn.

Xildhibaanada Golaha shacabka ayaa kulanka baaqday kii ka horeeyay uga dooday Moowshin ku saabsan wax ka bedel lagu sameeynayo Dastuurka KMG ah iyo Muddo kordhinta Hay’adaha Dawlada Federaalka Soomaaliya .

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.