Home Afsomali Saraakiil ku eedeysan musuq maasuq oo maanta la horgeeyay maxkamadda G/Banaadir

Saraakiil ku eedeysan musuq maasuq oo maanta la horgeeyay maxkamadda G/Banaadir

Xafiiska Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa maanta maxkamadda gobolka Banaadir horgeeyay saraakiil ka tirsan wasaaradda maaliyadda oo ku eedeysan Musuq-maasuq.

Saraakiishan maxkamadda gobolka Banaadir la horgeeayay ayaa ku eedeesan musuq maasuq iyo in ay sameesteen dukumiintiyo been abuur ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.