Home Afsomali Wasiirkan Amniga oo su’aalo laga weydiiyay amniga waddanka

Wasiirkan Amniga oo su’aalo laga weydiiyay amniga waddanka

Wasiirka Amniga Gudaha Dowladda Soomaaliya ayaa waxa uu ka qeybgalay kulan dadweyne oo su’aalo lagu weydiinayay. madasha oo uu soo qaban qaabiyay Machadka Cilmi baarista ee Somali Civic House ayaa waxaa Dr. Maxamed Sheekh Cali Doodishe waxa looga weydiiyay Amniga Caasimadda iyo waxa laga yeelayo hubka ku jira gacanta Qabaa’ilka, xilli dowladdu ay dagaal kula jirto Al-shabaab.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.