Somaliland inta 60 jir ka weyn iyo Xunbihii SNM ilaahey dhub ha siiyo inta ay Nool yihiin nabad galyio u helimeyno, Somaliland waa Jeel Maamuus leh ee maaha dowlad nin ka ku jirta jiida hore ee dagaalka hadaad dhimato ehlu naar baa tahay hadii laguugu dilana ehlu naaar baa tahay inta ay goor goor tahay iskaga baxa dagaalka dhulku waa dhul somaliyeed waxaa ku nool walaalihiina dagaalkaaguna waa xaq daro aada halkii aad ka timideen
Xuska 1da lulyo waa in hargeysa lagu qabtaa bulshadoo dhan xabsi ma wada deeqee mar qura aan ka wada qeybgalno Waalidiinta cuqaasha iyo ganacsatda reer Somaliland ehelkiina iyo caruurtiina ka kaxaysta goobaha diriritu ka socoto dadka inta hartay hala badbaadiyo inta dagaalameysa ha isu tanaasusho.
https://youtu.be/UoPV3yMVhGo