Home Afsomali Dad badan oo ku dhintay Haan Gaas oo ku qaraxday dalka Koonfur...

Dad badan oo ku dhintay Haan Gaas oo ku qaraxday dalka Koonfur Afrika

24 Qof ayaa ku geeriyooday Haaman Gaas ah oo ku qarxay xaafada Boksburg ee ka tirsan Degmada Ekhuruleni ee gobolka Gauteng

Afhayeen u hadlay kooxaha gurmadka deg deg ah ayaa warbaahint u sheegay in haamanka gaaska ee qarxay looga shakisanyahay in ay  ay adeegsanayeen koox si sharci daro ah u qodonayay godadadka macadnta laga qodo

Dadka ku geeriyooday musiibada Boksburg ayaa sida la sheegay waxaa ku jira caruur, waxaana jirta cabsi laga qabo in khasaaraha uu sii kordho

Dhanka kale waxaa socda baaritaan lagu ogaanayo waxa dhaliyay musiibada

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.