Home Afsomali WFP oo yareysay Raashiinka Gargaarka ah ee ay siiso Qaxootiga Xeryaha Dhadhaab

WFP oo yareysay Raashiinka Gargaarka ah ee ay siiso Qaxootiga Xeryaha Dhadhaab

Hay’adda cunnada Adduunka ee WFP ayaa dadka qaxootiga ah ee ku nool xeryaha Dhadhaab u sheegtay in raashinkii deeqda ahaa ee la siin jirey qaxootiga la dhimayo 20% laga billaabo bishan July.

Hay’adda oo warkaa dadka ku gaarsiisay fariimo ay ugu dirtay telephone-nada gacanta ayaa talaabadaa ku macnaysay dhaqaale yari soo wajahday hay’adda.

Hase’ahaatee raashinka la dhimay ayaa saamayayay  dadka qaxootiga ah ee ku nool xeryaha Dhadhaab ee dalka Kenya , iyada oo dadka ugu sii daran ay yihiin dadka xeryaha ku cusub ee aan iyagu weli loo aqoonsan qaxootiga rasmiga ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.