Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa dhagax dhigay dib u dhiska waddo Waddada Via Liberia ee degmada Waaberi oo muda ku dhow 30-sano burbur xooggan iyo dayac xumo ka jirtay.
Dhagax dhigga waxaa goob joog ka ahaa Guddoomiye ku-xigeenka Howlaha Guud ee maamulka Gobolka Banaadir, maamulka Degmada, iyo qeybaha bulshada.





+11
All reactions:
1