Home Afsomali Galmudug oo digniin culus ka soo saartay Jariska iyo ka Ganacsiga Dhuxusha

Galmudug oo digniin culus ka soo saartay Jariska iyo ka Ganacsiga Dhuxusha

Guddoomiyaha Gobolka Mudug  ee Galmudug  Cabdinaasir Cabdulqaadir Cabdille (Mareexan) ayaa war Qoraala ka soo Saaray Jariska Dhuxusha oo Aad looga Isticmaalo Degaanada Gobolka Mudug .

Qoraalka ayaa waxaa lagu xusay in tallaabo cad laga qaadi doono cid allaala ciddii lagu helo jarista iyo ka Ganacsiga dhuxusha, iyada oo looga digay dadka xilligaan ku howlan, iyada oo dhowr jeer digniintaan ay soo saareen Maamulka Galmudug.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.