Home Afsomali Guddoomiyaha Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xarunta Aqalka Dowladda Hoose Xamar ku...

Guddoomiyaha Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xarunta Aqalka Dowladda Hoose Xamar ku qaabilay

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xarunta Aqalka Dowladda Hoose Xamar ku qaabilay ku dhawaad boqol qof oo kamid dadka baahiyaha gaarka qaba, kuwaas oo la gudoonsiiyay deeq raashin ah oo loogu talagalay in ay nolashooda kuu maareeyaan.
Guddoomiye Madaale ayaa mid mid u wareestay dadka baahiyaha gaarka qaba, isaga oo ka dhageestay warbixina la xariira xaaladaha ay ku nool yihiin iyo waxa ay u baahan yihiin in laga taageero, isaga oo balan qaaday in maamulkiisa uu had iyo jeer garab taagan yahay sidii dadka baahiyaha gaarka qaba u heli lahaayeen fursada ay nolashooda ku hormariyaan.
+10
All reactions:

34

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.