DEGDEG: Agaasimiha Guud Madaxtooyada Xuseen Sheikh Maxamuud ayaa iska casilay xilkiisii Agaasimaha, waxa uuna istaqaallada u gudbiyay Madaxweyne Xasan Sheekh.
Warar hoose ayaa sheegaya in uu u hanqaltaagyo helidda kursiga madaxweynaha Koonfur Galbeed. Dhammaadkii bishii may 2022-ka ayaa loo magacaabay agaasimaha guud, waxa uuna kamid ahaa raggii sida aadka ahaa uga dhex muuqday ololihii madaxweyne Xasan Sheekh.
Home Afsomali DEGDEG: Agaasimiha Guud Madaxtooyada Xuseen Sheikh Maxamuud ayaa iska casilay xilkiisii Agaasimaha,