Home Afsomali Kenya: Weerarada Al-Shabaab oo sababay hoos u dhac waxbarasho

Kenya: Weerarada Al-Shabaab oo sababay hoos u dhac waxbarasho

Culeys dhanka amniga ah oo ka jira xuduudda Kenya ay la wadaagto Soomaaliya ayaa keenay hoos u dhac ku yimid iskuullada ku yaalla tuulooyinka xuduudda.

Arrintan ayaa timid kadib markii ururka maamula macalliminta Kenya ee TSC uu horay ugu dhawaaqay in macalliminta aan Soomaalida ahayn ay isaga soo bixi karaan dhulka ay kooxda Al-Shabaab weerarada ka gaysato haddii ay naftooda u cabsadaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.