Home Afsomali Maxaa kala qabsaday Abuukaate Dudaaye iyo baare ka tirsan Booliska Soomaaliya ?...

Maxaa kala qabsaday Abuukaate Dudaaye iyo baare ka tirsan Booliska Soomaaliya ? Doodii ugu adkeyd ee dhaxmarta qareen dudaaye iyo bare bigshow

https://youtu.be/-N2zyuiEGus

Waxaan daawaday laba wareysi oo muuqaal oo uu Avv Cabdullahi Dudaaye la yeeshay Sarkaal ka tirsan Xeer ilaalinta iyo Sarkaal Boolis ah oo baare ah oo dambi kusoo oogay saraakiil uu Qareen u yahay Abuukaate Dudaaye.

Xaqiiq wareysi cajiib ah ayuu la yeeshay, wuu Imtixaanay ragii dambi oogayaasha ahaa, su’aalo adag ayuu weydiiyay Closing Questions oo jawaabtooda kaliya noqon karto Haa iyo Maya.

Saraakiisha Booliska iyo Xeer Ilaalinta waxaa ka muuqday qalqal badan, mararka qaarna Guddoomiyaha Maxkamadda ayaa badbaadinayay markii ay jawaab waayaan. Dadka eedeysanayaasha ah dhamaantood waxaan u rajeynayaa in ay cadaalad helaan insha Allaah, madaxda Garsoorkana ay cadaalad ka shaqeeyaan.

Ma daawatay dooda Abuukaate Dudaaye maxaase kaaga baxay?

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.