Home Afsomali Xilibaan Abdirisaq Moallin ciid oo ka mid ah xilibaanadda barlamaanka Somalia iyo...

Xilibaan Abdirisaq Moallin ciid oo ka mid ah xilibaanadda barlamaanka Somalia iyo wefdi u hogaaminayay ayaa gaaray beledweyne

Xilibaan Abdirisaq Moallin ciid oo ka mid ah xilibaanadda barlamaanka Somalia iyo wefdi u hogaaminayay ayaa maanta soo gaaray beledweyne oo si weyn loogu soo Dhaweeyay waxana soo dhaweeyay xilibaan maxamed cabduqadir iyo xilibaan Mohamed Abdulahi Burale, Odoyaal waxgarad iyo qeybaha bulshadda.
Xilibaan Abdirisaq ciid waxaa Wefdiga ku wehliyay Qurbojoog ka timid dalka Canada.
Ujeedka Safarka Xilibaanka iyo qurbo-joogta ayaa ah ka qeybgalka Shirka Beesha Xawaadle ee looga hadli Doono Aayaha guud ee Beesha oo dhawaan Beledweyne ka Furmi doonno.
+5
All reactions:

40

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.