WAR SAXAAFADEED
Ciidamada Xoogga Dalka oo hawlgal guulaystay WAR SAXAAFADEED
Ciidamada Xoogga Dalka oo hawlgal guulaystay ka fuliyay Degmada Galhareeri ee Gobolka Galguduud
Muqdisho, 10 Agoosto, 2023 : Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa hawlgal
milateri oo jab loogu geystay alshabaab ka fuliyay gudaha Degmada Galhareeri oo
ka tirsan Dowlad Goboleedka Galmudug.Hawlgalkan qorsheysan ayaa waxaa lagu
beegsaday saddex xarumood oo as ay ku sugnaayeen.
Goobaha la beegsadey waxaa ka mid ah garaash ay as ku diyaarinaysay
waxyaabaha qarxa, waxaana halkaas lagu burburiyay toddobo gaari oo yaalay garaashka
Goobta labaad waxa ay ahayd bakhaar hub oo ay alshabaab lahayd waana la gubay.
Goobta sadexaad waxaa u yaalay qalab caafimaad oo ay as si gaar ah u isticmaalaysay.
Galhareeri ayaa shabaab u ah xarun wayn oo ay u arkayeen in ay ku amaan galayaan. Hawlgalkaani wuxuu qayb ka ahaa hawlgallo isdaba joog ah oo Ciidanka
Xoogga Dalka Soomaaliya ku burburinayaan xarumaha alshabaab kuna
beegsanayaan saadka iyo isku socodka as
Dowladda Soomaaliya waxa ay u mahad celinaysaa shacabka Soomaaliyeed iyo
saaxiibada caalamiga ah oo ku garab taagan dagaalka lagu ciribtirayo Khawaarijta iyo fikirkooda.
Dowladda waxaa ka go’an in ay laban laabto dagaalka shabab ay kula jirto si loo ciribtirro waqtiga dhow, waxayna ugu baaqaysaa maleeshiyaadka as marin habaabiyeen ee ku sugan deegaanada ay haraadiga ku yihiin in ay naftooda
badbaadsadaan iskuna soo dhiibaan geesiyaasha ciidanka qaranka .
Dhammaad fuliyay Degmada Galhareeri ee Gobolka Galguduud
Muqdisho, 10 Agoosto, 2023 : Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa hawlgal
milateri oo jab loogu geystay as ka fuliyay gudaha Degmada Galhareeri oo ka tirsan Dowlad Goboleedka Galmudug.Hawlgalkan qorsheysan ayaa waxaa lagu
beegsaday saddex xarumood oo as ay ku sugnaayeen.
Goobaha la beegsadey waxaa ka mid ah garaash ay Khawaarijtu ku diyaarinaysay
waxyaabaha qarxa, waxaana halkaas lagu burburiyay toddobo gaari oo yaalay
garaashka
Goobta labaad waxa ay ahayd bakhaar hub oo ay Khawaarijtu lahayd waana la
gubay.
Goobta sadexaad waxaa u yaalay qalab caafimaad oo ay as si gaar ah u isticmaalaysay.
Galhareeri ayaa shabaab u ah xarun wayn oo ay u arkayeen in ay ku amaan
galayaan. Hawlgalkaani wuxuu qayb ka ahaa hawlgallo isdaba joog ah oo Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ku burburinayaan xarumaha Khawaarijta kuna
beegsanayaan saadka iyo isku socodka Khawaarijta.
Dowladda Soomaaliya waxa ay u mahad celinaysaa shacabka Soomaaliyeed iyo
saaxiibada caalamiga ah oo ku garab taagan dagaalka lagu ciribtirayo as
iyo fikirkooda.
Dowladda waxaa ka go’an in ay laban laabto dagaalka Khawaarijta ay kula jirto si
loo ciribtirro waqtiga dhow, waxayna ugu baaqaysaa maleeshiyaadka Khawaarijta
marin habaabiyeen ee ku sugan deegaanada ay haraadiga ku yihiin in ay naftooda
badbaadsadaan iskuna soo dhiibaan geesiyaasha ciidanka qaranka .
Dhammaad