Home Afsomali Sahruudo hor leh oo lagu xirey Ganacsatada iyo dadka kale ee dekadda...

Sahruudo hor leh oo lagu xirey Ganacsatada iyo dadka kale ee dekadda iyo garoonka Muqdidho wax kala soo dega

Hay’adda Tayadhowrka Soomaaliyeed oo ka duuleysa kahor-taga alaabaha aan tayada laheyn iyo kuwa dhacay ayaa soo saartay ammar ku socda ganacsatada iyo dadka kale ee dekadda iyo garoonka alaabaha kala soo dega.

Qoraal kasoo baxay hay’adda tayadhowrka ayaa shirkadaha,Ganacstada , hay’addaha caalamiga ah iyo guud ahaan bulshada Soomaaliyeed ee alaabaha lasoo dega la faray in ay layimaadaan shahaadada waafaqsanaanta ee hay’adda Taya-dhowrka.

https://www.facebook.com/profile.php?id=100068358165378

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.