Home Afsomali Hoggaanka Maamulka SSC-Khaatumo waxa uu xaqiijinayaa in maxbuus Faysal Cabdi Bootaan

Hoggaanka Maamulka SSC-Khaatumo waxa uu xaqiijinayaa in maxbuus Faysal Cabdi Bootaan

Hoggaanka Maamulka SSC-Khaatumo waxa uu xaqiijinayaa in maxbuus Faysal Cabdi Bootaan ay la wareegeen laamaha amniga iyo cadaallada maamulka SSC-Khaatumo kaddibna la dhigay xabsiga dhexe ee magaalada Laascaanood.
Maamulka waxa uu sidoo kale sugayaa in dhammaan maxaabiistii kale inta bad qabta la geeyey xabsiyada magaalada, kuwa dhawaaca ahna lagu daaweenayo cisbitaalada.
Hoggaanka Maamulka SSC-Khaatumo waxa uu bulshada Soomaaliyeed iyo caalamka u sheegayaa in uu ilaalin doono xuquuqda maxaabiista sida ay qabaan diinta Islaamka, xeerarka dhaqanka Soomaaliyeed iyo qawaaniinta caalamiga ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.