Banaanbaxyo Balaaran oo looga soo horjeedo As, laguna taageerayo howlgalka sifaynta ee ka socda Galmudug ayaa maanta ka dhacay magaalooyinka waawayn ee Galmudug.
Dadka isku soo baxay ayaa muujiyay sida ay ugu faraxsanyihiin guulaha ciidanka Qaranka ay ka gaareen dagaalka iyo qabashada magaalada Ceelbuur.




All reactions:
66