Ibraahim Hilowle Hussein Taliyihii Nabad Sugida Dagamda Dowlow Ayaa lagu dhax dilay Hotel uu dagnaa .
Waxaa la shegay in Xaaskiisa Ay dishay Taliyaha balse lama ogo in la soo adeegsaday iyo in Maseer daraadiis ay u dishay .
Taliye naagtiisa ay dishay waa warka ugu weyn ee warbaahinta Somalia ay tabiso maanta side u aragtaa?