Home Afsomali Muuqaal dhameystiran Jiif caaqilada Somaliland oo muqdisho kaga dhawaaqday dagaal lagu qabsado...

Muuqaal dhameystiran Jiif caaqilada Somaliland oo muqdisho kaga dhawaaqday dagaal lagu qabsado laascaano iyo Beelaha Direyd oo doonayo in ay dhulbahante kobaha la dul maraan waxay u direysaa tobonaan kun oo ciidan ah si ay ugu dul noolaadaan deegaano aanay laheyn waxay leeyihiin Jiritaanka Somaliland Codka fiitow baan ku difaaceynaa bal ila daawo

Jiif caaqilada Somaliland oo muqdisho kaga dhawaaqday dagaal hor leh iyo Beelaha Direyd oo doonayo in ay dhulbahante kobaha la dul maraan waxay u direysaa tobonaan kun oo ciidan ah si ay ugu  dul noolaadaan deegaano aanay laheyn waxay leeyihiin Jiritaanka Somaliland Codka fiitow baan ku difaaceynaa

Golaha midnimada direyd  Xafiiska arrimah  bulshada  Macalin cumar aayado quraan ah
Afhayeenka beelaha direyd Suldaan Saciid diiriye oo furey kulanka  madashay munaasiada ayaa sheegay in kulanka wadatashiga ah uu socon doono mudo 3 maalin ah
Wuxuuna ka sheekeeyey midnimadii labada gobol iyo xiligii ay somaliland midnimadeedii la laabatay
Sulkaanka ayaa sheegay in ay aad uga soo horjeedaan falkii dowlada farldaraalku u aqoonsatay gobolka sool taasoo uu ku tilmaay meel ka dhac iyo arin biliqo ah
Wuxuuna xusay suldaannsaciid in shacabka somalliland ayndantooda ka shaqeyn doonaa loona soo laabto wixii heshiiska lagu ahaa hadii la waayane ay masuuliyada wuxii la yimaada ay dowladalu qaadeyso .
Suldaan salmaan oo goobta ka halay ayaa dhibaato ku tilmaamay arinta aqoonsiga ssc ariteedana loo daayo dadka deegaan .

Macalin bare Maxamed oo ka mid ah dhaqanka iyo salaadiinta beesha direyd ayaa dowlada ku dhaliilay in ay qabiil qabiil dowlada goboleed u aqoonsato halka qaarna isagoo ka digay in ay dalka burbur u horseesin ayna kala saarto maamul iyo qabiil wuuxuuna ahadalkiisa ku daray in ay xaq u leeyihiin wuxii jira in ay sheegaan taasoo uu sheegay in hadalkii ka soo yeeray wasir fiqi uusan aheyn mid lagu farxo wuuxuuna xusan in xaalka hada socdo uu abuuri karo jawi ka duwan midka haatan dalka ka jira

Cabdalle faatix oo ku hadlayey magaca midnimada beeaha direyd ayaa sharaxaad dheeri ah ka bixi danta iyo ujeedka kulankan isagoo sheegay kulankaan kulamo noociisa ah ày ka dhacayaan goobo badan

Nabdoon Maxamed abuukar wuxuu sheegay in uu ku faraxsan yahay hadii ay dowladu bilowday in ay aqoonsi gaara siiso qabiil kasta
Wuxuuna dhan kale  xusay in aan qabiil maamul goboleyd noqon karin

Nabdoon Adan Abiikar ayaa dowlada ugu baaqay in ay qabaailada u cadaalad sameyso dadka dulmana dhibaatada ka hor qaado

Suldaan Cabdi Cali Abuukar looma dul qaadankaro waxa lagula kacayo maamulka somaliland beelaha direyd wax ka dulmiso wuxuuna ku dhaarta in ay Jabarti daarood ka difaaci doonaan hargeysa

Dhankale wuxuu xusay in beeaha direyd calan diid aheyn balse aysan u dul qaadan karin somaliland Baan baai ineynaa in la yiraahdo
Nabadoon Cali Axmed dheeliye ayaa si cad u taageeray kulanka beel weynta direyd wuxuuna canbaareyey aqoonsigii dowlada waxaan Kala helno fiqi iyo firdhiye isagoo ugu baaqay in aqoonsiga laascaano dowladu ka labato
Haloo istaago wixii aan xaquuq ku laheyn dowlada fadaraalka hadeysan ka laaban wixii ka dhaco iyadaa masuul ka ah

Xafso axmed goox oo ku hadleysay magaca haween weynaha  Somaliland ayaa ku dheeraatay fasiraada iyo qiimaha kulanka oo ay ku sheegtay go.aankii aan u cuntaney beelaha direyd  dowladu waa ku qaldan tahay in maamul u aqoonsato laascaano waxay cadeysay sida ay uga xun tahay
Xafso ayaa dowlada Somalia fiqi firdhiye xamso waxa aad sheegteen wax soconaya maaha iyadoo uga digtay biliqeysiga iyo baarashada somaliland ay ka digtoonaato weerarka ku socdo
Waxaan ku difaaceynaa codka fiitowga ayey hadalkeeda ku dartay
Ugaas Cabdulaahi ugaas aadan
Oo madasha ka jeediyey qudbad dhinacyo badan Taabaneysa ayaa walaalaha beelaha abgaal oo dhaxdooda ku dagaalmeyso ugu baaqay in ay i sharud la.aan ah dagaalka  joojiyaan

Waxaan arkaayey  fiqi isagoo leh gudoomiyahay goloka Sool ee somaliland leh waxaan u aqoonsaday madaxweyne Maamul goboleyd falkaa haka laabto arinta waxay quseysaa Somaliland ee. Dowlada fadaraalka faraha hakala baxdo

Waxaan canbareynayaa 76da xildhibaan ee beeaha direy Wuxuuna dhanka kale halmbalyo u direy masuuliyiin kale Qaarkoo wuxuu ku tilmaamay bilaash xeyte  wasiir ayuu ku sheegay isdhaqaaya gudoomiye ayuu ku sheegay  mana noolo mana dhiman wuxuuna ka sheekeeyey taariikh hore isagoo goobta ka aqriyey gabayo hore
Nambar 50 ilaa kismaayo waxaan ka dhisaneynaa maamul goboleyd gooni u ah. Beesha direyd jubaland waan ka tarxiileynaa Axmed madoobe xildhibaanada beeaha direy ayuu ku guubaabiyey in ay waxa u qabtaan beelahooda.

Nimco mahdi oo la soo jeedo gobolka owdal  ayaa soo dhaweysay shirarka beelaha direyd muqdisho uga Furmay
Wxayna xildhibaanada beesha direyd ugu baaqday garaad ismaaciil garaad Cali in uu joojiyo dabka uu ku shidaayo gobolka owdal
Sudaan aadan Maxamed garaase oo ka hadlay arinaha aqoonsiga ayaa ku tilmaamay in somaliland  tahay in la aqoonsado oo badelkeedii laascaano aqoonsi la siiyo wuxuuna dhanka kale soo hadal qaaday hadii qabiil aqoonsi la siinaayo beelaha direyd ay heli laheyd qeybta ugu badan
Nabadoon cabdixakiin
Shirkaan waxii ka dhaca xasan sheikh baa leh
Nabadoon farxaan

Golaha midnimada direyd
Xafiiska arrimah  bulshada
Macalin cumar aayado quraan ah
Suldaan saciid diiriye oo munaasibada furay ayaa sheegay in kulanka wadatashiga ah uu socon doono mudo 3 maalin ah
Wuxuuna ka sheekeeyey midnimadii labada gobol iyo xiligii ay somaliland midnimadeedii la laabatay
Sulkaanka ayaa sheegay in ay aad uga soo hirjeedaan falkii dowlada farldaraalku u aqoonsatay gobolka sool taasoo uu ku tilmaay meel ka dhac iyo arin biliqo ah

Wuxuuna xusay suldaannsaciid in shacabka somalliland ayndantooda ka shaqeyn doonaa loona soo laabto wixii heshiiska lagu ahaa hadii la waayane ay masuuliyada wuxii la yimaada ay dowladalu qaadeyso .
Suldaan salmaan oo goobta ka halay ayaa dhibaato ku tilmaamay arinta aqoonsiga ssc ariteedana loo daayo dadka deegaan .

Macalin bare Maxamed oo ka mid ah dhaqanka iyo salaadiinta beesha direyd ayaa dowlada ku dhaliilay in ay qabiil qabiil dowlada goboleed u aqoonsato halka qaarna isagoo ka digay in ay dalka burbur u horseesin ayna kala saarto maamul iyo qabiil wuuxuuna ahadalkiisa ku daray in ay xaq u leeyihiin wuxii jira in ay sheegaan taasoo uu sheegay in hadalkii ka soo yeeray wasir fiqi uusan aheyn mid lagu farxo wuuxuuna xusan in xaalka hada socdo uu abuuri karo jawi ka duwan midka haatan dalka ka jira
Cabdalle faadil oo ku hadlayey magaca midnimada beeaha direyd ayaa sharaxaad dheeribah ka bixi danta iyo ujeedka kulankan isagoo sheegay kulankaan kulamo noociisa ah ày ka dhacayaan goobo badan
Nabdoon Maxamed abuukar wuxuu sheegay in uu kubfaraxsan yahay hadii ay dowladu bilowday in ay aqoonsingaara siiso qabiil kasta
Wuxuuna dhan kale  xusay in aan qabiil maamul goboleyd noqon karin

Nabdoon Adan Abiikar ayaa dowlada ugu baaqay in ay qabaailada u cadaalad sameyso dadka dulmana dhibaatada halaga kor qaado

Suldaan cabdi Cali abuukar looma dul qaadankaro waxa lagula kacayo maamulka somaliland beelaha direyd wax ka dulmiso wuxuuna ku dhaarta in ay Jabari daarood ka difaaci doonaan hargeysa
Dhankale wuxuu xusay in beeaha direyd calan diid aheyn balse aysan u dul qaadan karin somaliland Baan baaineynaa in la yiraahdo
Nabadoon Cali Axmed dheeliye ayaa si cad u taageeray kulanka beel weynta direyd wuxuuna canbaareyey aqoonsigii dowlada waxaa. Kala helno fiqi iyo firdhiye isagoo ugu baaqay in aqoonsiga laascaano dowladu ka labato
Haloo istaago wixii aan xaquuq ku laheyn doqkada fadaraalka hadeysan ka laaban wixii ka dhaco iyadaa masuul ka ah

Xafso axmed goox oo ku hadleysay magaca somaliland ayaa ku dheeraatay fasiraada iyo qiimaha kulanka oo ay ku sheegtay go.aankii aan u cuntaney beelaha direyd  dowladu waa ku qaldan tahay in maamul u aqoonsato laascaano waxay cadeysay sida ay uga xun tahay
Zafso ayaa dowlada somalia fiqi firdhiye xamso waxa aad sheegteen wax soconayanmaaha iyadoo uga digtay biliqeysiga iyo baarashada somaliland ay ka digtoonaato weerarka ku socdo
Waxaan ku difaaceynaa codka fiitoqga
Ugaas Cabdulaahi ugaas aadan
Oo madasha ka jeediyey qudbad dhinacyo badanntaabaneysa ayaa waxaalaha beelaha abgaal oo dhaxdooda ku dagaalmeyso ugu baaqaybinnaynsinsharud la.aan ah dagaalkanu joojiyaan

Waxaan firi arkaayey isagoo leh gudoomiyahay goloka fool ee somaliland leh waxaan u aqoonsaday
Maamul goboleyd falkaa haka laabto arinta waxay quseysaa Somaliland ee. Dowlada fadaraalka faraha hakala baxdo
Waxaan canbareynayaa 76da xildhibaan ee beeaha direy
Wuxuuna dhanka kale halmbalyo u direy masuuliyiin kale
Qaarkoo wuxuu ku tilmaamay bilaash xeyte  wasiir ayaa ku sheegay sdhaqaaya gudoomiye ayuu ku sheegay  mana noolo mana dhiman wuxuuna ka sheekeeyey taariikh hore isagoo goobta ka aqriyey gabayo hore
Nambar 50 ilaa kismaayo waxaan ka dhisaneynaa maamul goboleyd gooni u ah. Beesha direyd jubaland waan ka tarxiileynaa axmed madoobe xildhibaanada beeaha direy ayuu ku guubaabiyey in ay waxa ubqabtaan beelahooda.

Nimco mahdi oo la soo jeedo gobolka owday ayaa soo dhaweysay shirarka beelaha direyd muqdiahonuga Furmay
Wxayna xildhibaanada beesha direyd ugu baaqday garaad ismaaciil garaad Cali in uu joojiyo dabka uu ku shidaayo gobolka owdal
Sudaan aadan maxamed garaase oo ka hadlay arinaha aqoonsiga ayaa ku tilmaamay in somaliland  tahay in la aqoonsado oo badelkeedii laascaano aqoonsi la siiyo wuxuuna dhankansoo hadal qaaday hadii qabiil aqoonsi la siinaayo beelaha direyd ay heli laheyd qeybta ugu badan
Nabadoon cabdixakiin
Shirkaan waxii ka dhaca xasan sheikh baa leh
Nabadoon farxaan

Warsaxaafadeed 

WAR MURTIYEED

Kulan degdeg ah oo Madasha Midnimada Direed ee

(MMD) ay ku qabtay magaalada Muqdisho maanta oo sabti

ah bishuna tahay 21 October 2023, kulan kaasi oo looga

arinsanayay xiisadda ka aloosan Gobolka Sool ee Somaliland

ayaa waxaa ka soo baxay qodobadan hoos ku xusan: –

  1. Madasha Midnimada Direed ee (MMD) waxay ugu

horayn si buuxda u canbaaraynasaa bayaan

“Ceebeedkii” ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha

Gudaha ee Faderaalka Soomaaliya ee ku taariikaysnaa

19 October 2023.

  1. Madasha Midnimada Direed ee (MMD) waxa ay ugu

baaqaysaa dhammaan siyaasiyiinta iyo shaqsiyaadka ku

metala Beelweynta Direed Xukuumadda Fedaraalka ee

Soomaaliya in ay mowqif cad ka qaataan fal ceebeedkan

oo ay muujiyaan dadnimadooda.

  1. Madasha Midnimada Direed ee (MMD) waxay sidoo

kale ugu baaqaysaa Ummadda Direed ee ku dhaqan

Dalalka Somaliland, Soomaaliya, Jabuuti, Itoobiya,

Kenya iyo dhammaan qurba-joogta, kulamo wada tashi

oo degdeg kuwaas oo looga arrinsanayo arrimaha masiiriga ah ee Direed oo ay kow ka tahay qaddiyadda Gobolka Sool ee Somaliland. 4. Madasha MMD ayaa ugu baaqaysa dhammaan madax dhaqameedka, wax-garadka, siyaasiyiinta iyo aqoonyahanka Direed in maskax, muruq iyo maalba lagu taageero dadaalada ay waddo Xukuumadda Somaliland ee ku aadan xasilinta amaanka iyo ilaalinta xuduudda dalka. 5. Ugu danbeyn Madasha MMD ayaa ugu baaqaysa madax dhaqameedka iyo aqoonyahanka Direed in la dardar geliyo qabashada Shirweynaha 3aad ee Direed. Wabillaahi tawfiiq

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.