DEG DEG: Ciidamo uu watay Gudomiyaha degmada jala laqsi Ee Gobolka Hiiraan iyo Ciidamo ka tirsan kuwa amaanka ayaa israsaaseen Xoogan ku dhexmartay Deegaanka Gubadleey ee Duleedka Muqdisho.
Israsaaseenta ayaa Timid ka dib markii Ciidamada amaanka Ee deganka gubadley Ay gudomiye Nur dhere Ka codsadeen in ay baaraan Gawaarida xamuul ah Ee uu masuul ka ahaa Gudomiye Nur dhere oo Ku sii jeeday Degmada jalalaqasi Sida aan Xogta ku helnay.
Waxaana Jira qasaaro dhimasho iyo dhaawac isugu jira Sida uu soo Weriyaheena gubadley Halkan kala soco
Warbixintan oo dhamestiran.