Kulankii xildhibaanda ayaa soo gabagageeyey la xisaabtan iyo sumaalo weydiin mudo socotay
Kualankaan Golaha shacabka su.aalo ay ka jawaabeen lagu weydiiyey hey,ada maareynta musiibooyinka iyo w/ arimaha gudaha
Xildhibaan Cismaan Xaadoole ayaa ka sheekeeyey isbedelka xaalada amni ee gobolka banaadir wuxuuna amaan iyo bogaadin u jeediye ciidamada xasilinta isagoo xukuumada iyo Shacabka ka codsaday in ay gacan siinaa xoojinta amaanka caasimada iyo guud ahaan dalka xoreynta si dadkeena gurmadka loo wada gaarsiiyo”
Xildhibaan maxamuud Jeego ayaa xusay in “Dadka daadadku qaadeen, iyo kuwa go’doosan ee guryahooda biyuhu galeen helin gargaarkii loo baahnaa
Xildhibaan cumar Shariif Jeeg ayaa tibaaxay in raashinka la musuqmaasuqo dadka qaarna lagu sawiro ka dibna hortooda kooxo hubaysan xoog ku qaataan wuxuuna dhanka kale shaaciyey beero cusbo ay ay ciidamadu lacgta amriyeen ayna dul dageen halkaasine uu ka dhashay qasaare baaxad leh
Wasiirku xigeenka wasaarada arimaha gudaha salaad maxamed Caliyow ayaa xildhibaanada su.aalaha uga wajaabay
Gudoomiyaha hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa Xildhibaanad Golaha Shacabka uga jawaabay su’aalo laga weydiiyay sida ay ugu gurmatay dadka ay Fatahaadaha saameeyeen.